DAAWO: Waxa Qabsaday Haweeneeyda Ugu Nasiibka Badan ee Dalka Poland

DAAWO: Waxa Qabsaday Haweeneeyda Ugu Nasiibka Badan ee Dalka Poland

daajis.com:- Magaalada Kalisz ee dalka Poland ayaa waxaa ku nool haweeneeyda ugu nasiibka badan ee magaaladaasi, kadib markii ay maanta si dirqi ah uga fakatay gaari qatar ku ahaa nafteeda.

Haweeneydan ayaa doonaysay inay wadada ka goyso, goobaha dadka ay maraan ee wadada laga gooyo, kadib markii ay isheeda qabatay laba gaari oo isku dhacay oo mid kamid ahi uu iyada dhankeeda fariinka u soo goostay.


Hadaba haweeneydani ayaa waxay isku day day inay goobta ka cararto laakiin waxa ay u carartay goobtii uu gaariga ku socday, waxaana bad-baadiyay oo kaliya Baale u dhaxeeyay iyada iyo gaarigii ku soo socday.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada