daajis.com:- Meel qashinka lagu kaydiyo ee ku taala magaalada Ta’if ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa lagu arkay arin ay aad ay ula yaabeen qubaro saynisyahano ah oo baarta xayawaanka iyo dhaqankooda.
Hadaba qubaradani ayaa waxa ay arkeen sida Daayeerada ay u soo xadaan ilmaha yar ee eeyaha iyagu ka qaraabta goobtaasi qashinka lagu kaydiyo, waxa ayna daanyeeradani ku arkeen dhaqan la mid ah kan bini’aadamka oo kale, oo ah haysashada xayawaanka si ay ugu shaqaystaan.
Hadaba eeyaha yar yar ee ay Daanyeeradani soo qabsadaan ayaa waxa ay mariyaan imtixaano dhowr ah oo ay kamid yihiin inuu dhagaysto Daanyeerka meesha Odayga ka ah, hadii kalana uu mutaysanayo ciqaab sida daanyeerada kale ee kooxdaasi katirsan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at