daajis.com:- Murashaxinta Ku Midoobay Golaha Isbaheysiga Isbedel Doonka oo kulan ku Yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa Isku Raacay in Musharaxinta Isbedel Doonka ah Qofkii ugu Cod Badan Codadka kale Loogu Shubo, Murashaxa Kasocoda ee Isbedel Doonka.
In si dhow loo Wada shaqeeyo, oo la isku Xidho DHamaan Howlwadeenada Doorashada.
In Xildhibaanada Taageersan Isbadalku ay isku duubnaadaan ayna iska war hayaan.
In Xubnaha Musharixiinta ee ku Midoobay Golahan ay ka shaqeeyaan Sidii Codka Xildhibaanadu u Xaqiijin lahaa Isbadal dhab ah, Iyadoo si dhab ah loo taageerayo Musharaxa ugu Codka badan.
In Hadii Isbedelku uu guulayso, uu Madaxwaynaha soo dhiso Xukuumad haysata Kasloonida Baarlamaanka iyo Shacabka Soomaaliyeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 06:30 and have
