DAAWO: Kacdoon looga soo Horjeedo C.wali GAAS oo Ka Bilowday Puntland, Iyo Faarax Cali Shire oo ka Warbixiyey

DAAWO: Kacdoon looga soo Horjeedo C.wali GAAS oo Ka Bilowday Puntland, Iyo Faarax Cali Shire oo ka Warbixiyey

daajis.com:- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Puntland u baahantahay wadatashi Bulsho si looga badbaado Fashil siyaasadeed oo hada ay ku jirto 18-sano kadib.


“18-sano kadib waxaa la Joogaa Xiligii Su’aalo waa wayn oo Masiiri ah, la is waydiin lahaa, Waxaan Qabaa Qiimayn dhab ah iyo Isa sixid la sameeyo, Si arintaasi loo Helo waa inay Bulshadu ka jawaabto, Sidee loo midayn karaa Bulshada Puntland, Sidoo loo soo celi karaa Rajada Shacabka, Sidee loo dhisi Karaa Hay’adihi Dawliga ahaa.”

Wuxuu sheegay inay dadka oo dhan ka Guuxayaan Fekerada looga soo Horjeedo maamulka C.wali gaas oo Niyad jab ku Riday Shacabka.

Si kastaba C.wali gaas ayaa Xiligii Doorashada Wuxuu Hal ku dhig ka dhigtay Puntland hala Badbaadiyo, Balse maanta dadka Dhaliilsan oo aad u badan isuguna Jira Siyaasiin iyo Shacab ayaa Hal ku dhigoodu yahay Puntland hala Badbaadiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada