Daawo : Xildhibaano Ka Tirsan Hirshabelle Oo Isku Dhaarsaday inay xilka ka qaadaan Guddoomiyaha Maamulkaas…

Daawo : Xildhibaano Ka Tirsan Hirshabelle Oo Isku Dhaarsaday inay xilka ka qaadaan Guddoomiyaha Maamulkaas…

daajis.com:- Koox ka tirsan Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa ka wada hadlay qaabka ay xukunka uga ridi karaan Guddoomiyaha Cali Cabduulahi Cosoble.

Xildhibaanadaan oo ay ka muuqatay carro farabadan ayaa dhaar ku maray inaysan ballanta isaga bixin oo ay xilkaas ka qaaday Guddoomiyaha.

Xildhibaanadaan ayaa ka careysay qaabka uu Guddoomiyaha Hirshabelle usoo saaray liiska wasiirada maamulkaas iyo sida beelaha loogu qeebiyey.

Haddaba waxaa maamlihii ugu dambeeyey Jowhar ka socday kulamo kala gooni gooni ah oo xilka looga qaadi rabo Guddoomiyaha Hirshabelle.

 HALKAAS HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada