MUUQAAL Aqoonyahan soo bandhigay Arimo Qarsoon oo ku saabsan Saldhiga BER-BERA Iyo Hanjabaadii Xuutiyiinta !

MUUQAAL Aqoonyahan soo bandhigay Arimo Qarsoon oo ku saabsan Saldhiga BER-BERA Iyo Hanjabaadii Xuutiyiinta !

daajis.com:- Waxaan idiin soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Aqoonyahan Cabdisalam Haji Ismaaciil oo ku sugan Columbus Ohio, Wuxuuna kusoo Bandhigay Arimo badan oo Bulshada Soomaaliyeed ka qarsoonaa, Kuwaasi oo la Xidhiidha Saldhiga magaalada Berbera uu doonayo Imaaraadku in laga siiyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera ? C.salaan ayaa Wuxuuna sheegay in Xuutiyiinta Yemen ay ku Hanjabeen inay Soo duqayn doonaan Berbera hadii looga soo duulo “Hal gantaal oo aanu ku dhufano, ayaa ku Filan Ber-bera oo dhan, kaasi oo ku dhaca Haamaha Shidaalka.”

Yaa saxeexay heshiiska, waxa uu qorayo maxaa loo qariyey. ? Wuxuu sheegay inay Dawladii hore ee Somaliya ay Qayb ka ahayd, Balse Dawlada Cusub markii ay dhalatay ay Noqotay Filaan waa, Taasina ay keentay in la Qariyo Heshiiska oo duuduub la isku dayo in lagu meel-mariyo.

Maxaa keenay uin hadda la boobsiiyo, ? Cabsida Laga qabay Xisbiga Wadani oo kasoo Horjeeda Heshiiska inuu soo baxo, ayaa keentay in Kulmiye wakhtiga looogu daro  si loo meel mariyo, Sidoo kalana waxaa Dhirbaaxo Lama Filaan ah noqotay Dawlada Cusub ee Soomaaliya.

Ugu Dabayntii waxaa uu kusoo Bandhigay Waraysiga oo Xog badan Xambaarsan Sida ugu Haboon ee e looga hortegi Karo, Heshiiska Halis gelin kara guud ahaan Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada