Muuqaal: Soomaalidii Laga soo Celiyey Dalka Maraykanka iyo Nolosha ay kala Kulmeen Magaalada Muqdisho

Muuqaal: Soomaalidii Laga soo Celiyey Dalka Maraykanka iyo Nolosha ay kala Kulmeen Magaalada Muqdisho

daajis.com:- Dhalinyaro Soomaaliyeed oo badan ayaa dhowaan laga soo celiyey Dalka Maraykanka, Kuwaasi oo Markii Hore ka tagay dalka Soomaaliya iyagoo Naftooda Halis geliyey, iyadoona lagu soo celiyey magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.


Dhalinyada ayaa Qaarkood waxaa loo Xaraashay Hanti Ma Guurto ah, Sidoo kalana Waxay warbixiyeen Sabaha keenay inuu dalkooda ka Hayaamaan iyo Dhibaatoyooyinkii ay Xiligaasi la Kulmeen, Waxayna sidoo kale sheegeen inay soo celintooda ka danbaysay Safaarada Soomaaliya ee Maraykanka. HADABA MAXAY KALA KULMEEN MUQDISHO ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada