Deg deg: Xildhibaan ka tirsan P.land oo Qarax Gaadhi loogu xidhay (Warbixin)

Deg deg: Xildhibaan ka tirsan P.land oo Qarax Gaadhi loogu xidhay (Warbixin)

daajis.com:- Waxaa magaalada Gaalkacyo Goor Dhowayd laga Maqlay Qarax Xoogan iyadoona ay hada kasoo baxayaan Warar dheeraad ah oo ku saabsan.

Qaraxii Galkacayo waxaa lagu bartilmaameedsaday Xildhibaan Cabdiqaadir Bootaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland, xildhibaanka waxaa soo gaadhay dhaawac lugta gooyay iyo Firir jirka kale ka gaadhay waxaana haatan uu yaala Isbitaalka Gaalkacyo.

Xildhibaan Cabdiqaadir Bootaan oo labadii maamul ee Puntland u danbeeyayba xildhibaan ahaa, waxaa uu haatan ak mid ah guddiga Ammniga Gobolka Mudug ka shaqeynayey ee Madaxweynha Puntland C.wali Gaas magacaabay.
Qaraxa lagu dhaawacay Xildhibaan Bootaan, waxaa loogu xidhay gaadhigiisa, Wuxuuna ka dhacay Xaafadda Xero Daraawish ee Magaaladda Gaalkcyo .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada