daajis.com:- Isku aadka tartanak horyaalka Yurub ee Champion League ayaa lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaana kasoo baxay isku aad culus.
Bayern Munich iyo Real madrid ayaa isku aaday wareega 16-ka koobka horyaalada yuurub, waana mid ka mid ah kulamada ugu weyn ee tartankaan, sidoo kalana kulan kale oo weyn ayaa ka dhacay waana Juventus iyo Barcelona kuwaas oo sanadkii 2015 isku arkay finalkii ka dhacay Berlin.
Leicester City ayaa wajahi doonta Atletico Madrid, halka Dortmund iyo As Monaco ay isku beegmeen, waxaana inta badan isku aadkaan lagu sifeyn karaa mid kooxaha waaweyn ay isku jabi doonaan ugu yaraan laba kooxood oo aan loo saadalineynin tartankaan ayaa gaari doona Semi Finalka tartanka.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:49 and have
, Published at