daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Xadhiga magaalada Hargeisa loogu gaystay Wariye Cabdimaalik Coldoon, Wuxuuna sheegay inuu Toogan lahaa Isagu oo aanu Xidheenba.
“Ma ninka Farmaajo u Heesay, Waan toogan lahaa, Sow Ninka Daacish u heesa sow lama Xidho, Nabadgelyada wixii Khatar ku haya waanu Xidhaynaa” ayuu yidhi.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay Buufiska uu Qabo calanka Soomaaliya, Iyo dad Dhowaan loogu Xidhay iyagoo Xidhan Maryo Buluug ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at