MUUQAAL: Qareenka Wariye C.maalik Coldoon “Xeerka S.land Lagu Dhaqmo Waa midkiI Dawladii Somaliya

MUUQAAL: Qareenka Wariye C.maalik Coldoon “Xeerka S.land Lagu Dhaqmo Waa midkiI Dawladii Somaliya

daajis.com:- Xeer ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo saartay Warqad lagu Qoray Eedaymaha loo haysto Wariye Cabdimaalik Coldoon, Kuwaasi oo ay ka mid yihiin inay ku dhowaaqay midnimada Soomaaliya iyo Inuu taageeray Madaxwayne  Farmaajo.


Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac oo ah Qareenka u doodaya Wariye Coldoon ayaa wuxuu ka Jawaabay eedaymaha loosoo Jeediyey, Wuxuuna sheegay inaanu C.maalik Marnaba ku Kicin Faldambiyeed iyo Dhibaato uu Somaliland u gaystay, Islamarkaana uu diyaar u yahay inuu iska Difaaco.

Dhinaca kale Wuxuu sheegay Garyaqaanku inaanu Jirin Sharci dad ku u diidaya inay Taageeraan madaxwayne iyo Inay tagaan Muqdisho, Wuxuuna sheegay in Xeerka Somaliland ay hada ku dhaqanto la sameeyay 1962-dii, Kaasi oo ah Xeerkii Dawladda Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada