daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Culimo, Masuliyiin iyo Dadwayne tiro badan ayaa maanta ka qayb galay Isku soo bax Roon doon ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho. waxaana Halkaasi KHudbad Qiimo badan kasoo jeediyey RW. Xasan Cali Khayre.
“Ilaahay qalbigeenna ha isku soo dhoweeye, dhibka hanaga saaro, ilaahow waan soo jeedsanee noo soo jeeso, ilaahow xaqa nagu du’, ilaahow qabyaaladda naga qabo, ilaahow shacabka Soomaaliyeed isku soo dhowey, ilaahow sharafteena noo soo celi, ilaahow madaxdeenna oo aan aniga ugu horreyo xaqqa na waafaji” ayuu yidhi Rw. Khayre.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:08 and have
, Published at