daajis.com:- Xaalada Caafimaad ee Madaxwaynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa laga Dayriyey sida ay sheegeen Qaar kamid ah Xisbiyada Mucaaridka ah ee maamulka S.land, Sidoo kalana waxaa jira Banaanbax looga soo Hojreedo Saldhiga magaalada berbera imaaraadku ka doonayo oo laga wado London, Waxaana Arimahaasi si kulul uga hadlay Afhayeenka Siilaanyo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:08 and have
, Published at