Daawo Xog :- Muuqaaal: Koox Diimeed Hor Leh Oo Looga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho Xili Somaliya Ka Soo Kabanaysay Kuwii Hore, Yaa Ka Dambeeya Wadaadada Is Urursaday?

Daawo Xog :- Muuqaaal: Koox Diimeed Hor Leh Oo Looga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho Xili Somaliya Ka Soo Kabanaysay Kuwii Hore, Yaa Ka Dambeeya Wadaadada Is Urursaday?

daajis.com:- Xili Soomaliya Ka Soo Raynayso Oo Kooxdii Al Shabaab Talax Gabtay Ayaa Magaaladda Muqdisho  waxaa looga dhawaaqay urur diimeed Hor Leh  kuwaas oo yeelan doona hogaan iyo magac ugaar ah.

Urur diimeedkan oo ay ku mideysan yihiin kooxo culimo iyo odayaal ah ayaa waxaa loogu magac daray Saaluxuun bil xaq ayaa waxaa ay soo saareen bayaankoodii koobaad oo ay kaga hadleen arimo badan.
Urur diimeedkan cusub ayaa kusoo aadaya xili urur diimeedyada Soomaaliya ay kusoo kordhayeen gudaha Soomaaliya, taas oo ay udheer tahay in qaarkooda ugu badan ay hubeysan yihiin oo ay dagaal ku raadinayaan fikrikooda

Ilaa Hada Ma Cada Cida Ka Dambaysa Balse Waxaa La Tuhunsan Yahay Wadamada Imaaradka Iyo Sucuudiga Oo Somaliya U Soo Xawila Mar Ba Koox Cusub Si Ay Dantooda U Gaadhaan.
RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada