MUUQAAL: Ciidanka Itoobiya oo isaga Baxay Ceelbuur iyo Al-shabaab oo dib Markiiba u Qabsatay Iyo Waxa Dhacay

MUUQAAL: Ciidanka Itoobiya oo isaga Baxay Ceelbuur iyo Al-shabaab oo dib Markiiba u Qabsatay Iyo Waxa Dhacay

daajis.com:- Dagaalamayaasha kooxda Al Shabaab ayaa dib ula wareegay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ciidammada Itoobiyaanka ee halkaa ku sugnaa muddo seddax sano ah ay isaga baxeen.


Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa Arrin naxdin leh ku tilmaamay ka bixitanaka ciidammada itoobiya, Waxaana la sheegay in Dagaalyahanada Al-Shabaab inay hadda gudha u galeen magaalada Ceelbuur.

Ciidamada Itoobiya ayaa seedax sano ka hor magaaldaasi kala wareegay kooxda Al-shabaab, Sidoo kalana Ciidamada Itoobiya ayaa shalay ka baxay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada