Muuqaal: Prof. Cabdi Samatar oo Buug ka Qoray Taariikhdii Dahabiga ahayd ee Soomaliya iyo Cadaanka oo Saf u galay

Muuqaal: Prof. Cabdi Samatar oo Buug ka Qoray Taariikhdii Dahabiga ahayd ee Soomaliya iyo Cadaanka oo Saf u galay

daajis.com:- Xafladan ayaa lagu Qabtay Jaamacada wayn ee Minnesota ee magaalada Minneapolis, Waxaana lagu soo Bandhigay Buug uu Qoray Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.


HURMUUDKII DIIMUQ-RAADIYADA AFRIKA oo loogu magacdaray Buuga uu soo bandhigay, ayaa wuxuu Diirada Lagu saaray Madaxwayinihii ugu Horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle cismaan iyo RW. C.risaaq Xaaji Xuseen

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo La hadlay Bulshadii Kulankaasi kasoo qayb galay ayaa Sharaxay Sadex Arimood oo ku kalifay inuu Qoro Buugan, Waxaana Saf loo galay iibsashada Buuga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada