DAAWO: Fanaanka Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo Gabreyaal Itoobiya u adeega ku tilmaamay Xildhibaanadda DFS

DAAWO: Fanaanka Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo Gabreyaal Itoobiya u adeega ku tilmaamay Xildhibaanadda DFS

daajis.com:- Fanaanka Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo kamid ah Kooxdii Qeylo dhaan ayaa xildhibaanada Horusocod ee uu hogaamiyo C/Rashiid Xidig ku sheegay Iney yihiin Gabreyaal u adeegaya Itoobiya.

Inkastoo uu yahay fanaan, hadana Xuseen Shire ayaa dad badan kaga yaabsaday qaabka uu uga hadlay arintan isagoo si weyn utaageeray dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo.

Hadalka Fanaanka ayaa kusoo aadaya xili gudoomiyaha KMG ah ee xildhibaanada Horusocod ay ku dhawaaqeen ineysan mucaarad ku aheyn dowladda laakiin ay sameysteen xisbi siyaasadeed oo ay doonayaan iney wax ku saxaan.

Dhanka kale, dowladda Kenya ayaa aqbashay dalab uga yimid dowladda Soomaaliya oo ahaa iney ka hortagto xildhibaanada DFS kasoo horjeeda ee ku shirayay Nairobi.

Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa wal wal xoogan ka qabta in xildhibaanadan oo gaaraya ilaa boqol ay dhibaato ku yihiin wax qabadkooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada