daajis.com:- Dalka Masar ayaa noqday mid ka mid ah wadamada sida weyn loogu qadariyo dhanka awooda Hubka iyo ciidamada faraha badan ee loo yaqaan ifantariga .
Shacabka dalka Masar oo aad u fara badan ayaa hadane waxa ay leeyihiin dhoor cadaw in kastoo oo ay adag tahay in la isku diro , maadaama Masaaridu u badan yihiin dad jecel kala dambeeynta iyo Qaranimada .
Milatariga dalka Masar ayaa dhan kaste laga dhisay , waxaana inta badan dhaqaalaha dalkaas la galiyaa dhanka awooda iyo qalabka ciidamada . Shacabka dalka Masar ayaa intooda badan waxa ay yihiin kuwo Jecel soona dhaweeya Soomaalida
By Omar Sii sii

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:50 and have
, Published at