Deg deg: Emmanuel Macron oo Noqday Madaxweynaha Faransiiska (Muuqaal)

Deg deg: Emmanuel Macron oo Noqday Madaxweynaha Faransiiska (Muuqaal)

daajis.com:- Natiijada doorashada maanta ay u dareereen shacabka dalka Faransiiska ayaa noqotay in Macron uu noqday Madaxweynaha dalka Faransiiska.


Macron oo hogaamiye ka ah xisbi muddo sanad kaliya dhisnaa ayaa ka guuleystey haweeneyda ka soo horjeeday dadka muhaajiriinta ah ee Marine Le Pen.

Le Pen ayaa u hambalyeysay musharaxii ay ku tartameen wareegga labaad ee doorashada dalka Faransiiska kaasoo noqday Madaxweynihii ugu da’ada yaraa muddo dheer.

Madaxda caalamka ayaa bilowday inay u hambalyeeyaan hogaamiyahan dhalinyarada ah ee aadka u taageersan Midowga Yurub.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada