Kumaandoosta Soomaaliya oo ka qibrad badiyey ciidamada Maraykanka

Kumaandoosta Soomaaliya oo ka qibrad badiyey ciidamada Maraykanka


daajis.com:- Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ayaa aad uga qibrad badiyey ciidanka gaarka ah ee Maraykanka, taasi oo dalka Maraykanka aa iyo aad looga hadal hayo.

Weerarkii ka dhacay  Shabellaha Hoose waxaa ku dhintay Askari Maraykan ah, waxaa ku dhaawacmay Labo kale oo isla iyagii ah,  ciidanka Kumaandoostana waxbo ma aanu gaarin, waayo xeelado badan bay adeegsadeen.

Taasi waxay keentay in lala yaabay arrinkaasi, sababtoo ah furunta dagaalka waxaa ku horreeyay ciidamada Soomaaliya, waxayna ahaayeen kuwo xabadka u dhigayey xabadda Al-shabaab.

Maraykanka ciidankiisa duleedka ayeey taagnaayeen hase ahaatee waa is difaaci waayeen xitaa, waxaana ay keentay in ciidanka Soomaalida ay badbaadiyeey ciidan kale oo Maraykan ah oo halis galay.
Soomaaliya waxay hadda haysataa ciidan adag oo iyagoo badan haddii la helo la hubo in ajaaniib la’aan ay dalka ka saari karaan Maleeshiyaadka Al-shabaab.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada