daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa bilaabay Kulamo lagula Xisaabtamayo Golaha Wasiirada Soomaaliya, Iyadoo uu ka waraystay Wasiirada Qorshaha wasaaradaha iyo Sida loo Waafajinayo Qorshaha Dawladda ee Nabad iyo Nolol.
Wasiirada uu la Kulmay ayaa dhamaantood soo gudbiyey Qorsheyaal Wanaagsan oo dalka Horumarkiisa Laf Dhabar u Noqon doona, wuxuuna usoo jeediyey inay ka Fogaadaan Maamul xumo iyo Musuq-maasuq, Iyadoona ay sii socon doonaan Isla xisaabtabtanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:55 and have
, Published at