daajis.com:- Guddoomiyaha kooxda Real Madrid ee Waddanka Spain Florentino Perez, ayaa Koobkii 12 ee Horyaallada Yurub (UEFA Champions League) ee ay dhowaan ku guuleysteen waxa uu ku soo kordhiyay Mutxafka Koobabka lagu keydiyo ee garoonka Bernabeu oo ay horey u yaalleen 11 Koob oo Champions League ah.
Waa koobkii afaraad ee Real Madrid ay Koobabka Yurub ku guuleystaan tan iyo markii uu xilka qabtay Florentino Perez waloow uu weli labo Koob oo European ah ka hooseeyo Guddoomiyihii ugu Koobabka badnaa intii uu Real Madrid maamulayay.
Haatan taageerayaasha Real Madrid waxay qolka Koobabka ee Mutaxafka garoonka Real Madrid ku arki karaan Koobkan Duodecima (12).


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at