Daawo Barnaamij gaar ah: Dhoolatuskii Ciidanka Jabuuti Dalalka Saldhigada Ku Leh ay Sameeyeen +Khudbado

Daawo Barnaamij gaar ah: Dhoolatuskii Ciidanka Jabuuti Dalalka Saldhigada Ku Leh ay Sameeyeen +Khudbado

daajis.com:- Dalka Jabuuti ayaa wuxuu dhowaan u dabaal degay Maalintii uu Xornimada qaatay oo ay kasoo Wareegtay 40-sanno, Waxaana ka qayb galay Madaxwaynaha dalka iyo Masuulyiin kala duwan.


Hadaba waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaynaa Barnaamij  Xiiso badan oo laga Diyaariyey, Waxaana Qayb ka ah Dhoolatuskii ay Si wada jir ah u sameeyeen Ciidamada Jabuuti iyo Kuwa dalalka Caalamka ee Saldhigyada Ciidan ku leh dalkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada