Daawo Video: Xubnihii Horey u joogay S.land oo ka Cadhaysan Wadahadalka Khaatumo iyo Waraysi lala yeeshay

Daawo Video: Xubnihii Horey u joogay S.land oo ka Cadhaysan Wadahadalka Khaatumo iyo Waraysi lala yeeshay

daajis.com:- Saleebaan Cali Koore oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Somaliland, Kana soo jeeda Gobolka Sool ayaa ka hadlay Heshiiska iyo Wadahadalka u dhexeeya khaatumo iyo Somaliland.


Wuxuu si wayn uga soo Horjeestay arimahaasi, Isagoona sheegay inaan Madaxda khaatumo Cidna matalin, Waxaana Mudooyinkii ugu dambeeyay siwayn u cadhaysanaa xubnihii horey u joogay Somaliland, oo ay ula Muuqato in Xeebta Lagu soo Kubaareeyay, Inkastoo Madaxda khaatumo ay sheegeen inaysan Xil ka rabin Hargeisa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada