Daawo Video: Mid kamid Caasimaddaha Yurub oo maalintii labaad kala xidhan iyo sababta

Daawo Video: Mid kamid Caasimaddaha Yurub oo maalintii labaad kala xidhan iyo sababta

daajis.com:- Mid ka mid ah caasimadaha ugu caansan qaarada Yurub uguna dadka badan ayaa maalintii labaad oo xiriir ah kala xiran waxaana shacabka ku dhaqan magaaladaan lagu amray inay guryahooda ku ekaadaan oo taxadar dheeri ah muujiyaan .


Roobab xoogan oo dabeylo wato ayaa ka socda magaalada Berlin ee caasimada dalka Germany waxaana wali xiran xarumihii dowlada iyo goobihii Tareemada iyo Basaska laga raaci jiray . Biyaha Roobabkaan ayaa sidoo kale gudaha u soo galay dhulka hoose ee xarunta Tareemada laga raaco waxeeyna Daadad-ka Roobabkaan qaadeen gawaari fara badan kuwaas oo ku tuuray ama geeyay xaafado aad u kala fog .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada