daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo Wariye Cali Xaraare soo jeediyo, Waxaana lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan.
Qodobada lagu soo qaatay ayaa waxaa kamid ah, Maamulka Hir-shabeelle, Magaalada Boorame iyo Henley iyo dhacdadii la yaabka lahayd ee dhowaan, Jaah-wareerka Siyaasadeed ee ka Jira deegaanada Khaatumo, Xaalada Qasan ee Puntland ay Gashay, Halka ay salka ku hayso in la kala diro Wasiirada, Xubnihii wasiirada waayey Halkay ku danbayn doonaan iyo Qodobo kale oo Xiiso leh.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:52 and have
, Published at