DAAWO:- Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo si kedis ah loogu arkay Dalka Turkiga

DAAWO:- Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo si kedis ah loogu arkay Dalka Turkiga

daajis.com:- Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Cirfiid  ayaa si wayn loogu Soo dhaweyay Magaalada Ankara Ee Caasimada Dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaas.

Taliye Cirfiid ayaa ugu horeyntii  booqday Xarumo Ciidan Waxa uu sidoo kale booqday Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee Tababarka u jooga Ankara,wuxuuna kala sheekeystay xaaladooda iyo sida ay kaga faaideyteen Tababarka.

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed General Cirfiid   iyo dhigiisa dalka Turky-ga General Ulus Akar ayaa kawada hadleej Taageerida Ciidanka Xooga Dalka, iyo furitaan Xarunta Ciidan oo lagu wado in la furo 16 September Ee Sanadkan.

Hoos ka Daawo Sawirada:-



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada