daajis.com:-Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Habar-gidir Kuwaasi oo Kasoo Horjeeda Xukunka lagu riday Askarigii Dilay Wasiirkii Howlaha Guud ee Dawladda Soomaaliya Cabaas Siraaji.
Waxay sheegeen in Dawladdu ay u diiday inay iyagu la Hadlaan Beeshii uu kasoo jeeday Wasiir Siraaji, Waxayna Arintaan kusoo beegmaysaa Xili lagu Xukumay dil toogasho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at