MUUQAAL: Faysal Waraabe oo yimid Widh-widh iyo Madaxda khaatumo oo Kusoo Dhowaysay, Kana Warbixiyey

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo yimid Widh-widh iyo Madaxda khaatumo oo Kusoo Dhowaysay, Kana Warbixiyey

daajis.com:-  Waxaa Maanta Magaalada Widhwidh Soo gaadhay Xubno uu Hogaaminayo Faysal Cali Waraabe oo kamid ah Xubnihii Wadahadalka Somaliland iyo Khaatumo Waxaana Halkaasi kusoo dhoweeyay Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif iyo Wasiirka Amniga Kayse Cabdi Yuusuf.


Dhinaca Faysal Cali Waraabe oo madasha ka hadlay ayaa Soomaliland Ku Eedeyay Dib u dhaca ku yimid wadahalkii labada dhinac u socday, Wuxuuna Halkaasi ka jeediyey hadalo dhinacyo badan taabanaya.

Ugu dambayntii waxaa Halkaasi ka hadlay Madaxwaynaha khaatumo Cali Khaliif Galaydh Isagoona ka Hadlay Socdaalka Xubnahan ku yimaadeen Widh-widh iyo Arintii Wadahadalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada