DAAWO:- Xildhibaanada maamulka Galmudug oo Xilkii Madaxweynenimo ka xayuubiyay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

DAAWO:- Xildhibaanada maamulka Galmudug oo Xilkii Madaxweynenimo ka xayuubiyay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

daajis.com:- Kulan ay Galabta ku yeesheen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas kulankaas oo mudo Saddex jeer horay uga baaqday.

Warkan ayaa itaasi waxa uu ku darayaa i Kulankan oo uu shir gudoominayay Axmed Yuusuf Ciyoow oo maanta ay xildhibaanada u doorteen Gudoomiyaha KMG,ka ah kadib markii Gudoomiyahoodii laga dhigay Xabsi guri.

Kulankan waxa soo xaadirtay 55 xildhibaan waxaa kalsoonida kala laabtay 52 xildhibaan laba Xildhibaan weey ka amustay halna wuu diiday, madaxweynaha waxa uu xilka ku weyn karay 46 xildhibaan balse in ka badan ayaa la haley”.





HOOS KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada