Dowladda Uganda oo Walaac Ka Muujisay Weerarada Al-Shabaab

Dowladda Uganda oo Walaac Ka Muujisay Weerarada Al-Shabaab

daajis.com:-  Dowladda Uganda ayaa walaac ka muuisay Weerarada ay geysanayaan Al-Shabaab ee ka dhacaya Gudaha Soomaaliya iyo sidoo kale kuwo lala eegto Ciidamada AMISOM Xilliyadda ay ku jiraan Safarka.

Taliyaha ciidanka Uganda ee Soomaaliya Brig. Kayanja Muhanga ayaa sheegay in Al Shabaab ay kordhiyeen Weerarada ay ku qaadayaan Ciidamada dowladda Uganda ee ka howlgalla Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay sidoo kale in Al-Shabaab Miinooyin badan ay ku aaseen Wadada Xirta Magaalada Baydhabo iyo Muqdisho.
Taliyaha ayaa xusay in ciidamada AMISOM ay waxyeelo badan ay kasoo gaartay weeraro ay maleegeen Al-Shabaab.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada