Hay’adda Culimada war kasoo saartay Go’aankii DFS ee Qalbi-dhagax (Daawo)

Hay’adda Culimada war kasoo saartay Go’aankii DFS ee Qalbi-dhagax (Daawo)

daajis.com:- Culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay arinta C/Kariim Sh Muuse Qalbi-dhagax oo dhawaan loo dhiibay dalka Itoobiya.


Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sh Bashiir Axmed Salaad oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa taageeray talaabada dowlada ay qaaday, waxaana uu sheegay iney qasab tahay in dowlada la garab istaago.
Sh Bashiir ayaa sheegay in dalka haatan uu ku jiro xaalad hormar oo wanaagsan gaar ahaan dhanka amaanka iyo maamulka lana doonayo in dowlada lagu taageero dadaalada ay sameyneyso.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada