DAAWO: Nin Xasuuq ba’an ka geystay Bosnia oo Maxkamadda Adduunka oo Lasoo tagay ku dhex cabay Sun

DAAWO: Nin Xasuuq ba’an ka geystay Bosnia oo Maxkamadda Adduunka oo Lasoo tagay ku dhex cabay Sun

daajis.com:-  Ninkan oo lagu magacaabo Slobodan Praljak ayaa ka mid ahaa 6 Hogaamiyeyaal Militari oo maxkamada adduunka ay ku furtay kiisas xasuuq iyo faldanbiyeedyo bareer ah.


Slobodan Praljak, ayaa ku eedeysnaa in dambiyo dagaal uu ka geystay Bosnia, ayaa markii danbe lagu xakumay 20 sano oo xarig ah sanadu markay aheyd 2013.

Danbiyada xasuuqa ee lagu soo oogay Mr Slobodan Praljak ayaa intooda badan ka dhacay magaalada Mostar.

Slobodan Praljak, ay socotay dhagaysiga rafcaan uu ka qaatay xukunkaas ayaa si cad Maxkamada Hague ugu dhex cabay sun.

Slobodan Praljak, ayaa sunta cabay kadib markii uu maqlay in maxkamada ay diiday rafcaankiisa waxa uuna isla goobta ku cabay sun, ka hor inta aan loo yeerin gaadiidka qafilan ee qaadi lahaa. DAAWO WAXA DHACAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada