MUUQAAL: Madaxda Afrika oo kacay markii Telefishinka CNN Baahiyey Tahriibayaal Lagu Xaraashay LIIBIYA, oo la biisaday

MUUQAAL: Madaxda Afrika oo kacay markii Telefishinka CNN Baahiyey Tahriibayaal Lagu Xaraashay LIIBIYA, oo la biisaday

daajis.com:- Faransiiska ayaa doonaya in kuklan deg deg uu golaha ammaanka ee QM ka yeehsho iibka la tuhunsan yahay ee muhaajiriinta Afrika ee si addoomo ahaanta loogu iibiyo dalka.

Madaxweye Emmanuel Macron ayaa sheegay inn muuqaalo uu baahiyey taleefishinka Mareykanka ee CNN ay yihii “Fadeexo” islamarkaana “aan la aqbali karin.”

“Waa dambi ka dhan ah bani’aaannimada” ayuu yiri Macron kadib markii uu la kulkmay madaxa ururuka midowga Afrika Alpha Conde.

“Waxaan rajeynayaa inaan sii dheereyno dagaalka ka dhanka ah kuwa dadka iibiya ee geystay damiyada, islamarkaanna aan la shaqeyno dalalka oo dhan si aan shabakaddan u burburino”


Muuqaalada CNN uu baahiyey ayaa waxaa ka muuqday xaraash lagu sameynayo dad madow ah, oo ay iibsanayeen dad loo soo bandhigay waxaan qaarkood lagu gatay lacag dhan kaliya 400 oo dollar.

Kulanka golaha ammaanka ee QM ayaa dhici doono toddobaadka dambe sida uu shegeey diblomaasi Faransiis ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada