Daawo Toos: Munaasibadda daah-furka Maamulka Hawada Soomaaliya

Daawo Toos: Munaasibadda daah-furka Maamulka Hawada Soomaaliya

daajis.com:- Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka socota  Xaflada daah furka Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo markii u horeysay muddo 27 sano lagu wado in magaalada Muqdisho laga hago hawada Soomaaliya.

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa  Booqday ugu Horayn Halka laga Hagi Dooni Maamulka Hawada Soomaaliya,  , kaasoo dhowaan lagu rakibay magaalada Muqdisho, Waxaana hada socday Khudbadaha kala duwan   ee  Madaxda iyo Masuuliyiintu ay Jeediyaan.

Howsha soo wareejinta maamulka Hawada Soomaaliya ayaa muddo soo socotay, waxaana  tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
HALKAN KA DAAWO MUNAASIBADA SI TOOS AH


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada