Daawo Hordhac: C.raxmaan C.shakuur iyo Horn Cable Tv Waxa kala qabsaday

Daawo Hordhac: C.raxmaan C.shakuur iyo Horn Cable Tv Waxa kala qabsaday

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi uu Wariyaha Telefishinka Horn Cable la yeeshay Siyaasiga C.raxmaan C.shakuur.


C.raxmaan C.shakuur oo dhowaan magaalada Muqdisho lagu xidhay, ayaa la waydiiyey Su’aalo adag kuwaasi oo qaar kamid ah uu Jawaabtooda ku Haftay, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay arimo kala duwan, DAAWO WAXA KALA QABSADAY.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada