Daawo Video:Shiikh Aadan Siiro oo si Kulul ula Hadlay Isimada Somaliland ee Dhulka kala Sheegtay

Daawo Video:Shiikh Aadan Siiro oo si Kulul ula Hadlay Isimada Somaliland ee Dhulka kala Sheegtay

daajis.com:-  Kadib Markii  Muran Beelaysan uu Dhexmaray Qaar ka mid ah isimada Beesha Isaaq ayaa Markii ugu Horaysay Waxaa arrintaas Maanta ka Hadlay Shiikh aadan Siiro oo ka mid ah Culimada Magaalada Hargaysa.


Shiikh aadan Siiro oo ah Wadaa isku Dhex Wada Dacwada iyo Siyaasada ayaa Salaadiinta Tv-yada iska Caayeya ugu Baaqay in ay Ka Waantoobaan arrimaha ay isku Hayaan.

Arrintan ayaa Waxay ka Danbaysay Kadib Markii ay isku Jawaabeen Qaar ka mid ah isimada Somaliland Kuwaas oo kala Sheeganayey Dhulka Deegaanka Xumba Wayne oo Hargaysa Biyaha Looga Soo Qaado.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada