Muuqaal: Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto diinta oo Amar la dul-dhigay

Muuqaal: Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto diinta oo Amar la dul-dhigay

daajis.com:-Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan maamullada masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla magaaladda Muqdisho iyo dhammaan gobolada dalka Soomaaliya.


Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa lagu amray dhammaan masaajidyada,dugsiyada quraanka lagu barto,xarumaha dhaqan celinta iyo Tarbiyada iyo dhamman machadyada lagu barto diinta inay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradaha Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlada Federalka iyo dowlad goboleedyada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada