Qatar Iyo Ruushka Oo Iska Kaashanaya Dhinacyada, Dhaqaalaha Iyo Millatariga

Qatar Iyo Ruushka Oo Iska Kaashanaya Dhinacyada, Dhaqaalaha Iyo Millatariga

daajis.com:- Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda ayaa gaaray magaalada Moscow  ee caasimadda Ruushka, halkaas oo uu ku tagay booqasho shaqo oo qaadaneysa laba maalmood, ka dib markii uu dhiggiisa madaxweynaha Ruushka uu ka helay marti-qaad.

Amiirka Qatar iyo Vladamir Putin ayaa waxaa ay kawada hadli doonaan arrimaha bariga dhexe, gaar ahaan xaaladda Suuriya iyo Falastiin, sidoo kale waxaa ay kawada hadli doonaan dhinacyada iskaashiga ganacsiga, Millatariga iyo dhaqanka.
Qatar iyo Ruushka ayaa horay waxaa ay u saxiixdeen bishii October ee la soo dhaafay heshiis ku saabsan dhanka iskaashiga Millatariga.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada