Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)

Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)

daajis.com:-  Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay inaysan Jirin wax dambiya oo uu galay, oo isagu uu ogyahay, Islamarkaana uu Nabad ka shaqaynayey,

Wararka qaar ayaa sheegaya Damiin lagu soo daayey Boqor-buur Madow, Iyadoona Dhowaan Boolisku ay kusoo eedeeyeen Qaran dumis inuu yahay, Waxaa sidoo kale la sheegay inuu ka Beern Abuuray Madaxwaynaha Somaliland.

Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa maanta ku baaqay in Xoriyadiisa loo soo celiyo Boqor Buur-madoow, Isagoo sheegay inuu yimid meel kamid ah Dalkiisa.

Somaliland waxaa weli ku xidhan  Naciima Abwaan Qorane iyo Maxamed Kayse oo ah Dhalinyaro loo Xidhay Aragtidooda gaarka ah,  Waxaana Arinta Boqor Buur-madow lagu tilmaamay inay ahayd Kaar-jebin Bulshada Lagu Qancinayey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada