Daawo C.raxmaan Ciro oo ku baaqay in Muuse Biixi Is casilo, Isagoo Siilaanyo Ku sheegay dambiile Qaran”

Daawo C.raxmaan Ciro oo ku baaqay in Muuse Biixi Is casilo, Isagoo Siilaanyo Ku sheegay dambiile Qaran”

daajis.com:-Guddoomiye Xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro oo goordhaweyd warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa yidhi ” Muuse Biixi waxaa u bannaan in uu is caliso maanta haddii kalana waa in lagu qaadaa khiyaamo qaran oo maamuus ka xayuubin lagu sameeyaa.”

Isagoo ka hadlayey hadalkii shalay uu yidhi wasiir-dawlaha arrimaha dibadda ee imaaraadka carabta Anwar Qarqaash ee la xidhiidhay heshiiska dekedda Berbera.

Dhinaca kale Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro wuxuu madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo ku eedeeyay khiyaamo Qaran “Siilanyo wuxuu jabiyey dastoorkii dalka, waxaana uu dalka kaga tagay taariikh madow, dalkana waxaa uu kula kacay khiyaaamo qaran.” ayuu yidhi Cirro.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada