Daawo Video Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan oo Si Wayn loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Borama

Daawo Video Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan oo Si Wayn loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Borama

daajis.com:-  Fanaanada Codka Baxsan ee Hodon Cabdiraxmaan ayaa siwayn loogu Soo Dhoweeyey Magaalada ay kasoo Jeedo ee Borama Waxaana Lagaga Hor Tagay meel Magaalada Ka baxsan.

Hodan ayaa Hada ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska oo ka Dhisan Magaalada Hargaysa Waxaana ay dhowaan Soo Gaadhay Deegaanada Somaliland iyada oo ka timid Dhanka Qurbaha.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada