MUUQAAL: Qoyska Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo Hargeisa u yimid Buugii Lagu Caayey Sayidka

MUUQAAL: Qoyska Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo Hargeisa u yimid Buugii Lagu Caayey Sayidka

daajis.com:-Waxaa magaalada Hargeisa soo gaadhay Qaar kamid ah Qoyska  Alle ha u naxariistee  Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Kuwaasi oo siwayn uga Cadhooday buugii uu Qoray Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland C.raxmaan Guri-barwaaqo.


Waxay sheegeen in Buugaasi Sayidka loogu gaystay Aflagaado aad  Qalafsan,  Waxaana arintan Kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan Waxgaradka beesha Ciidagale oo Buugaasi lagu Caayey ay siwayn uga hadleen kadib markii uu Bugaasi oo Xili hore la qoray dhowaan soo shaac baxay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada