Taliyaha Nabad sugida Puntland oo ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyey

Taliyaha Nabad sugida Puntland oo ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyey

daajis.com:- Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Puntland PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa kaku gacan seyray xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa Agaasimaha cusub ee PSF u magacaabay S/Guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka PSF ayaa ku tilmaamay xilka qaadista mid baalmarsan sharciyadda xeerka Ciidamada iyo dhaqanka suubban.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada