Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya

daajis.com:- Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka dhacaday Sabtidi.

Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay 53% codadkii la dhiibtay halka uu helay hogaamiyaha mucaaradka Osino  Darboe 27%.

Taageerayaasha Adama Barrow ayaa isagu soo baxay waddooyinka waaweyn ee dalkaas si ay ugu dabaal degaan guusha ay ka gaareen doorashooyinkii dhacay.

Mucaardka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheehay inay diidanyihiin natiijada la shaaciyay, waxeyna ku eedeyn dowladda  wax isaba marin iyo masuq maasuq .

Doorashadaan ayaa tijaabo u ah hannaanka dimuquraadiyada dalka Gabiya oo kasoo kabanayaa xukunkii kalitalisnimada ee Yahye Jaamac oo dalkaas xukumaayay in ka badan 20 sano.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada