Dowladda Somalia oo qiratay in dalka uu kajiro musuq maasuq

Dowladda Somalia oo qiratay in dalka uu kajiro musuq maasuq

daajis.com:- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Maxamed Xasan Baari ayaa sheegay in arrinta lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ay musuqa caalamka uga jirto ay tahay mid sax ah .

Waxa uu guddiga ladagaalanka musuq maasuqa ugu baaqay in ay si gaar ah isha ugu haayaan musuq maasuqa ka jira arrimaha doorashooyinka oo ay ugu horeyso qarashaadka ay ku bixiyaan musharixiinta u taagan kuraasta golaha shacabka .

Dhamaan hay’adaha dowladda ayuu ka dalbaday  in ay la shaqeeyaan gudigaan saameynta uu musuqa ku leeyahayna dalkana ay tahay dareemi karo cabashada ka taagan.

Todobaadkaan ayaa warbixin soo baxday waxaa lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta ugu horreeysa kaga jirto dalalka ugu horreeysa ee musuq maasuqa sameeya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada