Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Guddoomiyaha Aqalka Sare

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Guddoomiyaha Aqalka Sare

daajis.com:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha ayaa iska waraystay xaaladaha guud ee dalka iyo dardargalinta dhameystirka arrimaha doorashooyinka.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Hir-Shabeelle doorkiisa ku aadan dardar gelinta Arrimaha doorashooyinka..







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada