Qiso:- Nin ka lumay hooyadiis oo dib ula Midoobay ku dhowaad 50 sano ka dib (Sawirro)

Qiso:- Nin ka lumay hooyadiis oo dib ula Midoobay ku dhowaad 50 sano ka dib (Sawirro)

daajis.com:-Nin la sheegay inuu ka soo jeeda Eritrea oo ay kala lumeen hooyadiis isagoo ilmo yar ah, ayaa dib ula midoobay 47 sano ka dib.

“Waxaan maalin walba ku ducaysataa inaan mar uun la kulmo wiilkayga inta aanan dunida ka tagin” ayey tiri iyadoo qiiraysan Hooyadiis, Zenebech oo maalmo ka hor ka soo muuqatay TV-ga EBS ee dalka Ethiopia.

Waxaa xiligaas daawanayey Mussie Kahsay Tesfagergis oo si kadis ah talefanka uga soo wacay hooyadiis, isagoo ka ka dibna ka soo duulay Maraykanka oo uu degan yahay hooyadii oo ku nool Ethiopia ayuuna u soo jiheystay la kulankeeda.

Hooyada iyo wiilkeeda ayaa mar kale dib isugu bartay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen qoyska iyo TV ga EBS.wey isku dul baroorteen iyagoo laabta isku haya.


Mussie wuxuu sheegay in uusan si dhabah u xusuusan hooyadii, laakiin wajigeeda uu ka bartay masawiradeeda oo uu helay.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada