WAR Hada Soo Dhacay:- Musharrax Xildhibaan oo lagu dhaawacay Garoowe

WAR Hada Soo Dhacay:- Musharrax Xildhibaan oo lagu dhaawacay Garoowe

daajis.com:- Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka BJFS Maxamed Faarax Nuur (Nuux Dheere), ayaa ku dhaawacmay weerar lagu qaaday, xilli uu ku sugnaa ‘Hotel Same’, ee bartamaha caasimadda Puntland ee Garoowe.

Weerarka ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay hal ruux, halka uu ku dhaawacmay ruux kale. Nuux Dheere ayaa wararku sheegayaan in Madaxtooyada Puntland u xirtay kursiga Summadiisu tahay HOP#192 oo doorashadiisu dhacayso berri.

Nuux Dheere ayaa horay uga soo mid noqday Golaha Wakiillada Puntland.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada