Wararkii ugu dambeeyey xiisadda ka taagan Masjidka Al-Aqsa

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda ka taagan Masjidka Al-Aqsa

daajis.com:- Waxaa wali kacsan xiisadda ka taagan Masaajidka Al-Qqsa ee ku yaalla dhulka barakeysan ee magaalada Qudus, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Israel iyo mudaaharaadayaasha reer Falastin ee ku nool Qudus.

Xiisadda ayaa billaabatay Jimcihii markaasi oo ugu yaraan 152 qof oo Falastiiniyiin ah lagu dhaawacay gudaha Masjidka kadib markii ay galeen ciidamada Israel.


Haddaba, wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Beytul-Maqdis waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe, Xuseen Saxnuni.

Halkaan hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada